Prof. Saciid Ciise: “Halista boobka doorashada waxey ka timaadaa labo meelood”

Doorasho hufan oo xor iyo xalaal ah waxaa halbeeg u ah amniga doorashada oo noqda mid la isku haleyn karo. Halista amniga iyo boobka doorashada inta badan waxey ka timaadaa madaxda awooda heysata iyo hantida qaranka, iyo xaruumaha dowladda u adeegsada ololahooda doorashada si mar labaad ay xukunka ugu soo noqdaan, waxeyna madaxdaas iyagoo adeegsanaya … Continue reading Prof. Saciid Ciise: “Halista boobka doorashada waxey ka timaadaa labo meelood”